Kategorie: kuwa aan qaan-gaarin oo leh ama aan lahayn wehel
Habka magangelyo ee Jarmalka, carruurta iyo dhallinyarada da’doodu ka yar tahay 18 jir waxaa loo arkaa kuwo aan qaan-gaarin. Haddii ay soo galaan waddan xubin ka ah EU-da oo uusan la socon qof weyn oo iyaga ka mas’uul ah ama lagu tago iyada oo aan lala socon, waxaa loo aqoonsan yahay ilmo aan la socon.
Nothing Found
It seems we can't find what you're looking for. Perhaps searching can help.